Baqtii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtii ↴
bakhtii | bakhtiiji | bakhtiijin | bakhtiijis | bakhtiin | bakhtiis | baqtiiji | baqtiijin | baqtiijis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg