Site icon Qaamuus

ereyga

baqtijiid
(m.l)

Qof saqajaan ah oo aan waxba ka xishoon. ld bakhtijiid¹.

baqtijiid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Qof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqtijiid

bakhtijiid [m.l]
ld baqtijiid¹.

bakhtijiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld baqtijiid².

bakhtijiidid [m.dh]
ld baqtijiidid.

bakhtijiidis [m.dh]
ld baqtijiidid.

baqtijiidid [m.f.dh]
eeg baqtijiid². ld bakhtijiidid, bakhtijiidis, baqtijiidis.

baqtijiidis [m.dh]
ld bakhtijiidis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version