Baqtiquf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:B. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.
Baqtiquf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtiquf ↴
bakhtiquf | bakhtiquf | bakhtiqufid | baqtiqufid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg