Baqtiyaanasiib
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)Ciyaar dadka ka qeyb gala intooda nasiibka leh wax ka helaan. ld bakhtiyaanasiib.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtiyaanasiib ↴
bakhtiyaanasiib | qorituur | qorituur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
