baraale
(m.l)B. leh: wax baro leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baraale ↴
baraaley [m.dh] (-leeyo, m.l)
B. leh: wax baro leh (dheddig).
dabbaraale [m.l]
1. Qof caro badan oo markuu xanaaqo aan is hanan karin. 2. Qof dhagar badan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg