Site icon Qaamuus

ereyga

Baraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan. 2. Meesha markabka loogu xiro borosinka.

Baraar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef lo'ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.

Baraar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraar

xadato | baqas | baraaraysan | baraaraysnaan | baraaraysnaansho | baraare | baraari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version