Site icon Qaamuus

ereyga

Baraarshishi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Sabeen asooshay iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd. 2. ld baraarshishiyid.

Baraarshishi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Sabeen iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd asoolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraarshishi

baraarshishiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version