Baraaruji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid hurdo ka toosin. 2. Dareen iyo shucuur dad kicin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraaruji ↴
baraarujin | baraarujin-caafimaad | baraarujis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg