Baraas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin, m.l)(kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed. Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraas ↴
baraashirix | caar | cabbaar | carcar | digiiran | gambaraash | Uruguay | Baraasiil | Arjantiina |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg