Site icon Qaamuus

ereyga

Barabbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) 1. (dareere) Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere. 2. (Socod) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.

Barabbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld barabbixid.

Barabbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Barada lagu koray ka bixid; barakac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barabbax

barabbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version