baradho
(m.dh)ld bataato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baradho ↴
bataato [m.dh]
Geed qudaarta la beerto ka mid ah oo leh bari macaan oo la cuno marka la karsho. ld baradho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg