Site icon Qaamuus

ereyga

Baraf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

1. Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley. 2. B. ah: wax aad u qabow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraf

waagii barafka | barafasoor | barafayn | baraf-dhagax | baraf-dhalaal | baraf-durduro | barafoobid | barafow | barafuumayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version