Site icon Qaamuus

ereyga

Baraqnugul

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-glaa, glayd)

Qof fulay ah ama biiq ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraqnugul

baraqnuglaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version