Barari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah). 2. Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barari ↴
ibagorayo | ibaguryee | caal | caal | qaamowqanshiir | uurweynaad | ajarro | bararid | bararin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg