Site icon Qaamuus

ereyga

bararsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bararsan

bararsanaan [m.f.dh]
eeg bararsan. ld bararsanaansho.

bararsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bararsanaan, bararsanaansho.

raysoom [m.l] (-myo, m.dh)
(bot.) Jirid gudban oo dhulka hoostiisa marta. Waxay siisaa geedka awood uu kaga gudbo xilli una gudbo mid kale. Waxay noqon kartaa mid dhuuban oo qalqalloocan, mid jiidh leh ama mid bararsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version