Site icon Qaamuus

ereyga

Barashada foosillada

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(taar.) Sayniska ku taxalluqa noolaha ciribgo'ay, asalkiisa ha ahaado dhir ama xayawaan, oo la helo haraagoodii oo ku aasan dhadhaabaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barashada foosillada


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version