Baraxume
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)Nooc libaaxbadeed ka mid ah oo xilliyada qaarkood u soo erya kalluunka badda xeebta. ld barixume.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraxume ↴
barixume |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg