barbaar
(m.l) (-rro, m.dh)Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
barbaar
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
barbaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Barbaar noqosho; korid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barbaar ↴
edbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof anshax xun toosin. 2. Asluub fiican cid ku barbaarin.
rabbaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho.
rabbaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya-waan rabbaayad ahaansho.
rabbayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Ubad si habboon u barbaarsasho. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigasho.
rabbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Ubad si habboon u barbaarin. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
abab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ubad xoolaad daaq barasho. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab².
barbaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.