Site icon Qaamuus

ereyga

Barbaari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbaari

edbi | rabbaysan | rabbee | abab | barbaarid | barbaarin | barbaaris | barbaariye | hanuuni |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version