Site icon Qaamuus

ereyga

Barbardhig

Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid. ld isbarbardhig².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbardhig

ka | barbardhigid | duud-oogeed | isbarbardhig | isbarbardhig | isbarbardhigid | isu ekaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version