Site icon Qaamuus

ereyga

Barbartan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld barbardhac¹.

Barbartan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Isku barbar dhicid; kalaggurasho; kala badin waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbartan

barbardhac | barbartamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version