Barbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin. 2. Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo. 3. ld barbixid.
Barbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)1. Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan. 2. Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbax ↴
barbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg