Site icon Qaamuus

ereyga

Bardad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).

Bardad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bardad

bardadid | bardadsan | bardadsanaan | bardadsanaansho | barkad | barkad | barkadid | barkadsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version