Site icon Qaamuus

ereyga

Bardooddan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.

Bardooddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bardooddan

barax | barax | bardooddamid | bardootan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version