Site icon Qaamuus

ereyga

Bari

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Jahada ay qoraxda ka soo baxdo.

Bari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha. 2. (-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto. 3. (-iyo, m.l) Buruq.

Bari

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ryay, -riday; -ryi)

1. (f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho. 2. (f.mg) Habeen meel u hoyasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bari

waabari | waabariisasho | waabariisii | waabariisiin | waabariiso | daacuun | daaddihi | nabdaaddi | nabdaado | qaabuuli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version