Bariidi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid, subax bariido ugu tegid. 2. Cid, salaan ugu tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bariidi ↴
nabdaaddi | bariidin | bariidis | bariido |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg