Site icon Qaamuus

ereyga

bariiso
(m.dh)

1. Waqtiga u dhexeeya qorax-soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato. 2. Roob da'a arooryada hore.

bariiso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bariiso

waabariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso. waabberiiso

bariisasho [m.f.dh]
eeg bariiso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version