Site icon Qaamuus

ereyga

baritaar
(m.l)

Xoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.

baritaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baritaar

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version