Barkadhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac¹.
Barkadhac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barkadhac ↴
barbarkadhac | barkadhicid | barkindhac | barkindhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg