Site icon Qaamuus

ereyga

Barlammaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Urur dawladaha dimoqraadiga ahi leeyihiin xubnahiisana dadka ay soo doortaan, oo goo'aannada iyo sharciyada ansixiya. 2. Xarunta ay xubanaha baarlammaanka ku kulmaan. ld baarlamaan, baarlammaan, barlamaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barlammaan

baarlammaan | barlamaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version