Barmaguur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro ..., m.l)(fiis.) Baro ku muujisan heerkul cabbiraha oo sugan, laguna tilmaansado astaamo walax leedahay oo la yaqaanno. Labada baro maguur ee muhiimka ah waa barta barafka (0 °C) iyo barta uumiga (100 ° C).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barmaguur ↴
jeedshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg