baroordiiq
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi. 2. ld baroordiiqid.
baroordiiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)U b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baroordiiq ↴
baroordiiqid [m.f.dh]
eeg baroordiiq². ld baroordiiq¹ (1).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg