Site icon Qaamuus

ereyga

Baroori

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ka b.: qof baroor ka keenid. 2. Meseggo aan geedkii ku bislaan goyn. ld baroorsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baroori

baroorin | baroorsii | baroorsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version