Site icon Qaamuus

ereyga

Barooro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin. 2. Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan.

Barooro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barooro

baroorasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version