Site icon Qaamuus

ereyga

barqaceli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barqaceli

barqacelin [m.f.dh]
eeg barqaceli. ld barqacelis.

barqacelis [m.l]
ld barqacelin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version