Barqiirqiir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro ..., m.l)(fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barqiirqiir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg