Site icon Qaamuus

ereyga

Barqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barqo

barambarqo | barqaceli | barqalibaaxi | barqammaal | barqammaal | barqanoqo | barqimo | barqin | barqo-kulul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version