Site icon Qaamuus

ereyga

barso
(m.dh)

ld bersed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barso

bersed [m.dh] (-do, m.l)
Qeyb guriga ka mid ah oo fadhi loogu tala galay. ld barsad, barso, bersad, berso.

dambarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Neef dhalay dambar ka maalid.

khabarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Khabar raadsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version