Site icon Qaamuus

ereyga

Barxad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld barxasho.

Barxad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Goob bannaan oo dhismayaal hareeraha ka jiraan. 2. Cad dhulka ah, yar oo bannaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barxad

barxasho | daarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version