Site icon Qaamuus

ereyga

barxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmid.

barxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax la barxay ahaansho (caano). 2. Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barxan

barxamid [m.f.dh]
eeg barxan¹.

barxanaan [m.f.dh]
eeg barxan². ld barxanaansho.

barxanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld barxanaan.

dhabarxanuun [m.l]
Xanuun dhabarka ku dhaca.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version