Site icon Qaamuus

ereyga

baryaqaad
(m.l)

Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.

baryaqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Dib u raamsasho sameyn (xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baryaqaad

raabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso. baryaqaadid

baryaqaadid [m.f.dh]
eeg baryaqaad². ld baryaqaad¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version