Baryo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baryo ↴
yawyab | alaah | aweyti | balalo | baryood | baryootamid | baryootan | baryootan | beridhax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg