Baryootan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Baryo badan. 2. ld baryootamid.
Baryootan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Si aad ah cid u baryid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baryootan ↴
baryootamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg