Basaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)1. Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay. 2. Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.
Basaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
Basaas
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin. 2. (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo'iyo midab doorsoon la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basaas ↴
jaasuus | agool | basaasan | basaasid | basaasnaan | basaasnaansho | basaasnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg