Basalt
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(jool.) Dhadhaabo midabkeedu madow yahay, wiriqaheeduna yaryaryihiin, ka abuurma ciid raran ah oo ka soo gufaacda burkaanta oo qabowday ee adkaatay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basalt ↴
siima |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg