Basanbaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Rafaad waxyeello weyn leh; hoog; ba'.
Basanbaas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Rafaad waxyeello weyn leh la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basanbaas ↴
basanbaasi | basanbaasid | basanbaasin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg