Basar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo. 2. Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3. ld basrid.
Basar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-sray, -sartay; -sri)Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basar ↴
areebo | arraajo | bagagi | basari | basari | basarikibir | basarin | basarlow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg