Site icon Qaamuus

ereyga

basari
(m.dh)

Baali; areebo; arraajo.

basari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basari

areebo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Naag karti xun oo aan nadiifin karin jirkeeda, gurigeeda iwm; basari; baali; arraajo.

arraajo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Areebo; basari.

bagagi [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: basari; baali, areebo.

basarikibir [m.dh]
Qab iyo isla weynaan ka muuqda haweeney baali ah.

basarin [m.f.dh]
eeg basari².

goombaar [m.dh]
Naag aan karti ay aqalkeeda ku maamusho lahayn; basari; baali.

sumbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Baali; areebo; basari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version