Site icon Qaamuus

ereyga

Bashiisho

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

1. Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef). 2. Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bashiisho

bashiishasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version