Site icon Qaamuus

ereyga

basle
(m.l)

1. Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan. 2. Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan. 3. ld basleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basle

alabbaslee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyey, -laysay)
Alabbas sameyn (nafley).

alabbasleyn [m.f.dh]
eeg alabbaslee. ld alabbaslays, alabbasmays, alabbasmeyn.

baslayn [m.f.dh]
eeg baslee. ld basle (3).

baslee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Basle samayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version